Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Nuur Cadde oo Fariin Udiray Odayaasha iyo Shacabka Muqdisho
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:22
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:81
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:246
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:369
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Sep 10 2008
Nuur Cadde oo Fariin Udiray Odayaasha iyo Shacabka Muqdisho
Written by Ali Moallim   
Wednesday, 10 September 2008

Muqdisho,(insidesomalia.org)- Raysalwasaaraha Dawladda Faderaalka KMG ah ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen ayaa ka hadlay Doorashada dhawaan laga sameyn doono Magaalada Muqdisho ee Caasumada Soomaaliya, taasoo lugu soo dooran doono si xor ah Maamulka Gobalka Banaadir.

 

Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa ugu baaqay Shacabkii ka baxay Magaalada Muqdisho in ay dib ugu soo laabtaan Magaalada Muqdisho, wuxuuna sidoo kale ugu baaqay Duubabka dhaqanka in ay ka tashadaan xubnaha ay usoo dooranayaan maamulka gobalka Banaadir.

 

Nuur Cadde wuxuu tibaaxay in ay doorashadaasi ku dhici doonto si Cadaalad ah, wuxuuna fariintiisan ku soo beegay xili ay dad badan isweydiinayaan qaabka Doorashada, inkastoo uu Nuur Cadde sheegay in ay doorashadan noqon doonto mid si cadaalad ah ku dhici doonta.

 

Odayaasha ku dhaqan Magaalada Muqdisho ee dhalasho ahaan ka soo jeeda ayaa goor horeba galay kala xulida xubno doonaya in ay helaan codka beeshooda, waxaana lugu xirayaa oo qof walba xadidoona Sharuudihii shalay ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.

 

Wasiirka koowaad ee dawladda Soomaaliya Col. Nuur Xasan Xuseen ayaa hadalkiisa ku soo beegmayaah xili ay Xubnihii hore ee Maamulka Gobalka Banaadir qaarkood ku dhawaaqen in ay doonayaan in ay xilkaasi isku soo taagaan.

 





 
Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >